Qeybo kamid ah goballada dalka waxaa laga soo sheegayaa biyo la’aan baahsan oo saameysay dadka iyo duunyada.
In ka badan 15 tuulo oo hoosyimaada magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, ayaa waxaa laga soo sheegayaa xaalado adag, iyadoo qaarkoodna la sheegayo in biyo la’aanta darteedba looga qaxay.
Halkaan ka Degso Warka Biyo La’aanta