Kulan ballaaran oo uu garwadeyn ka ahaa ugaaska guud ee Beesha Gaaljecel Ugaas Xuseen Ugaas Cabdullaahi Ugaas Maxamed, islamarkaanaana ka dhacay degmada Buq’Aqable ee wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan, ayaa waxaa heshiis lagu dhex dhigay jufooyinka Barsane iyo Caloofi oo kawada beeshaas.