Wednesday, January 8, 2025
HomeAll NewsAxmed Macallin Fiqi oo Guul ku Tilmaamay in Itoobiya Qaadato Badda Soomaaliya.

Axmed Macallin Fiqi oo Guul ku Tilmaamay in Itoobiya Qaadato Badda Soomaaliya.

Axmed Macallin FIqi, wasiirka arimaha Dibadda Dowladda Federaalka, ayaa guul ku tilmaamay tallaabadii ay Itoobiya ugu ogolaadeen iney qaadato qeyb kamid ah badda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in Soomaalidu ahaayeen dadka kulleetiga lagu dhegay, shaatigana lala qabsaday, sidaasoo ay tahayna dulqaad muujiyeen, sidaasina lagu xalliyay khilaafkii kala dhexeeyay Itoobiya.

Wuxuu liiday dadka ku doodayay inaaney marnaba habooneyn in Itoobiya lala fadhiisto, inta ay ka noqoneyso heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay la gashey maamulka labaxay Soomaaliland.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments