Saturday, January 11, 2025
HomeAll NewsAskari Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Soo Dhiibay Al-Shabaab.

Askari Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Soo Dhiibay Al-Shabaab.[DHAGEYSO]

Maamulka islaamiga ah ee gobalka Sh-hoose ayaa soo bandhigay, askari katirsan Dowladda Fedaraalka oo isku soo dhiibay maamulkaas.

Askariga ayaa ka warbixiyay mudadii uu ciidankaasi ku jiray, iyo qaabka loosoo dhaweeyay, isagoo baaq udiray ciidankii uu ka yimid.

Halkaan ka Degso Warka Askariga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments