Dalka Kenya waxaa wali kusii badanaya afduubka loo geysanayo dadka ku nool dalkaas, kaas mudooyinkii lasoo dhaafay xagaha goostay.
Ardayda wax ka barta jamaacahada ku yaalla dalka Kenya ayaa waxa ay ku hanjabeen iney dhigi doonaan, dibadbaxyo ballaaran oo at kaga soo horjeedaan afduubka kusii xoogeysanaya dalkaas.
Urur ay ku mideysan yihiin jaamacaha ayaa war uusoo saaray waxaa eedeyn loogu jeediyay dowladda Kenya, taas oo ay sheegeen iney ku fashilantay wax ka qabashada Afduubka ka socda waddankaas.