Abuu Muxamed waxa uu kamid yahay aqoonyahannada Soomaaliyeed ee mudada ku noolaa dalka Suuriya oo kamid ah dhulka barakeysan ee Shaam.
Aqoonyahanka ayaa waxaan ka wareysanay isbadalka cusub ee ka dhacay dalkaas, iyadoo la riday Bashaar Al-Asad, Muslimiinta Suuriyana ay ka xuroobeen ihaano ay muddo ka badan nus qarni kala kulmayeen qoyska Al-Asad.