Aqoonyahan Jeylaani Cabdullaahi Cusmaan oo ku xeeldheer cilmiga Beeraha, ayaa sameeyay diraas cilmiyeed uu kaga hadlayo in Soomaaliya lagu beeri karo Qamadiga iyo in kale, iyo waxa dalkan iyo dadkiisaba u diiday iney qamadiga beertaan.
Habeen hore waxaanu idin soo gudbinnay isagoo ka sheekeynaya cimilada uu qamadigu u baahanyahay iyo in Soomaaliya ay fududahay in lagu abuuro, caawana wuxuu ka sheekeynayaa tallaabooyinka ay tahay in la qaado marka la doonayo in la beero Qamadiga.