Wednesday, December 25, 2024
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Dhaawacay Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Xaafadda Daaru-Salaam.

Al-Shabaab oo Dhaawacay Gudoomiyaha Arrimaha Bulshada ee Xaafadda Daaru-Salaam.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay maanta howlgal qorsheysan ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo lala beegsaday gudoomiye xaafadeed katirsan Dowladda Fedaraalka.

Weerarka ayaa lala beegsaday Guurre Maxamed Xirsi oo ah gudoomiyaha arrimaha bulshada ee maamulka Dowladda Fedaraalka ee xaafadda Daarusalaam oo katirsan gobaalka Banaadir.

Gudoomiyaha ayaa waxaa soo gaaray dhaawac, waxaana ay sidoo kale ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar kusoo furteen gaari nuuca Baraadada ah oo uu watay gudoomiyaha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments