Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday fariisin ay askarta Xabashida Itoobiya ku leeyihiin gobalka Gedo.
Caawa salaaddii Maqrib kadib, waxay ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerar ku ekeeyeen, saldhigga ay ciidanka Xabashida Itoobiya ee qeybta ka ah shisheeyaha kusoo duulay ku leeyihiin, degmada Garbahaarrey oo katirsan gobalka Gedo.
Rasaasta ayaa in muddo ah ku socotay ciidanka Xabashida ee la wareeray, illaa iyo hadda ma anaanan helin tafaasiil ku aaddan khasaaraha ka dhashay weerarkaan.