Kulan ballaaran oo u dhexeeyay Maamulka Wilaayada Islaamiga ee Mudug iyo beesha reer Xaaji Saleebaan ayaa ka dhacay magaalada Cammaara ee Mudug, kaasoo looga hadlay arimo kala duwan.
Kulanka oo in muda ah socday ayna barbar socotay dowro diini ah, ayaa waxaa gebegebadii kasoo baxay qodobo muhiim ah oo ay labada dhinac ku heshiiiyeen.