Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa xalay baahisay xalqadii afaraad, islamarkaana ah qeybtii u dambeysay taxanaha aan kusoo gudbineynay shidaalka si gaar ahna diiradda ugu saareynay sooyaalka shidaalka Soomaaliya iyo boobka sharciyadda loo yeelay ee ay Turkidu hadda ka wadaan biyaha dalkeena.