Saturday, January 11, 2025
HomeAll NewsAbiy Axmed oo Xasan Sheekh Uga Yeeray Magaalada Adis Ababa.

Abiy Axmed oo Xasan Sheekh Uga Yeeray Magaalada Adis Ababa.[DHAGEYSO]

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh uga yeeray magaalada Adis Ababa ee caasimadda Itoobiya.

Xasan ayaa maanta safar ku tagaya Adis Ababa, isagoona kulamo la qaadan doono Abiy Axmed.

Arrinta ugu weyn ee uu Abiy kala hadli doono Xasan Sheekh ayaa la sheegayaa iney tahay, dhameystirka heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay ku gaareen magaalada Ankara, kaas oo xabashida lagu siiyay qeyb kamid ah badda Soomaaliya.

Halkaan ka Degso Warka Xasan Sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments