Ubadku waxa uu kamid yahay nicmooyinka uu Allaah ugu deeqay Insaanka, waxaana waalidka ka saaran masuuliyad weyn oo la xiriirta wanaajinta noloshiisa iyo tarbiyadiisa.
Haddaba sidee ayaan ubadkeenna uga dhigi karnaa kuwa wanaag kula dhaqma bulshada? sidoo kalana aan ugu doori karnaa saaxiib wanaagsan? ku dhageyso warbixintaan.