Friday, January 31, 2025
HomeAll NewsAskari Dowladda Federaalka Katirsan oo Sheegay in Dil Loogu Hanjabay. .

Askari Dowladda Federaalka Katirsan oo Sheegay in Dil Loogu Hanjabay. [Dhagayso].

Askari katirsan Dowladda Fedaraalka oo gurigiisa laga burburiyay ayaa sheegay in uu dil ugu hanjabay nin sarkaal ah.

Askarigaan oo muuqaal laga soo duubay isagoo ku sugan burburika guri uu ka daganaa magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka dumisay Dowladda Fedaraalka ayaa wax uu sheegay in loo geystay dhibaato xooggan.

Waxa uu tilmaamay in illaa iyo hadda aysan helin wax mushaar ah, taas badalkeena laga burburiyay gurigii uu daganaa.

Isagoo sii hadlayay ayuu sheegay in markii uu ka hadlay dhibka heysta uu dil ugu hanjabay sarkaal katirsan Dowladda Fedaraalka.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments