Ninkan oo lagu magacaabo Axmad Khadar oo ah macallin dhiga luuqadda Engilish-ka horay udeganaa wadanka Mareykanka, ayaa ka sheekeeyay dhibaatada mareykanka taalla.
Wuxuu haatan ku nool yahay magaalada Hargeysa wuuna kasoo guurtay qurbaha, balse dadka ku dagan wali halkaasi ayuu uga warramay nolosha dhabta ah ee ka jirta halkaasi.
Wuxuu sheegay qofku la noolaanshiyaha uu la noolyahay dad aan Allaah rumeysneyn iyo agjoogooda, iney ukeeneyso dhibaato farabadan oo soo gaartya diinta Islaamka ee uu qofku aamisan yahay.