Sunday, November 17, 2024
HomeUncategorizedXildhibaan Sheegay in Xasan Sheekh Aanu Doorasho Rabin.

Xildhibaan Sheegay in Xasan Sheekh Aanu Doorasho Rabin.[DHAGEYSO]

Xillibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxmuud aanu doorasho rabin, hakudhigyadiisii ahaa Soomaali heshiis ah dunidana heshiis la ahna ay dhanka kale isku rogtay.

Wuxuu sheegay inaan Soomaaliya laga qaban karin doorasho qof iyo cod ah marka xaqiiqda laga hadlayo, sababo ku aadan iyadoo Dowladda Federaalka aaney jirin meelo ay ka taliso, dalka intiisa badana ay ka taliso Xarakada Al-Shabaab, oo ay xitaa Muqdisho la joogaan, sida uu xillibaanka sheegay.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments