Friday, January 31, 2025
HomeAll NewsShinni Magaalada Berbera Dil iyo Dhaawac Ugu Geysatay Suufida Timaweynta.

Shinni Magaalada Berbera Dil iyo Dhaawac Ugu Geysatay Suufida Timaweynta.[DHAGEYSO]

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar ay Shinni ku qaaday suufida loo yaqaanno Tima-weynta ee ku sugan magaalada Berbera.

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay Shinni ku qaaday, koox katirsan Suufida loo yaqaanno Tima-weynta oo ku xadreynayay magaalada Berbera ee uu ka arrimiyo maamulka la baxay Soomaaliland.

War kasoo baxay taliska dab-damiska ee maamulka la baxay Soomaaliland ayaa lagu xaqiijiyay, in mid kamid ah kooxaha Suufida Timaweybta uu ku nafwaayay weerarka, ayna ku dhaawacmeen 2 kale.

Halkaan ka Degso Warka Suufida

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments