Monday, November 18, 2024
HomeWarka GudahaMaamulka SSC Khaatumo oo Cabasho ka ah Dowladda Federaalka. .

Maamulka SSC Khaatumo oo Cabasho ka ah Dowladda Federaalka. [Dhagayso].

Hogaamiyaha maamulka SSC Khaatumo ee fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka uga maqantahay xuquuq badan oo ay lahaayeen, haddii ay heli waayaanna ay isku tashan doonaan.

Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, oo ka hor hadlayay xubnaha baarlamaanka maamulkiisa, ayaa sheegay in mudada sanadka ah ee uu maamulkiisu jiro, aanu helin xuquuqdii ay ku lahaayeen Dowladda Federaalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxmuud.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments