Monday, November 18, 2024
HomeWarka GudahaDad ay Barakiciyeen Ciidamada Dowladda Federaalka oo Wajahaya Xaalado Adag. .

Dad ay Barakiciyeen Ciidamada Dowladda Federaalka oo Wajahaya Xaalado Adag. [Dhagayso].

Dad ay barakiciyeen ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa xaalado adag ku wajahaya deegaanka Xawaadley iyo deegaanno kale oo katirsan gobalka Sh-dhexe.

Dadkaan oo ku nool deegaanka Xawaadley iyo deegaanno kale oo ay horraan si nabad galyo ah ugu noolaayeen, ayaa waxaa ka barakciyay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka.

Barakicinta kadib, waxaa dadka soo food saaray xaalado adag oo xagga nolosha ah, iyagoona aan heysan waxyaabaha aasaasiga u ah nolosha bani’aadamka.

Ma heystaan hooy iyo cunto intaba, oo ay usii dheer tahay rasaasta ay xilliyada qaar furaan ciidamada Dowladda Fedaraalka oo waxyeello ugeystada dadka, taas oo beeraleyda xittaaa udiiday iney beerahooda tacbabadaan,sababo ku aaddan iyagoo ka baqanaya iney rasaastu haleesho.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments