Sunday, November 17, 2024
HomeWarka DibaddaWeerar Lagu Qaaday Kalluumeystada Degmada Garracad ee Gobolka Mudug.

Weerar Lagu Qaaday Kalluumeystada Degmada Garracad ee Gobolka Mudug.

Maamulka la baxay Puntland ayaa weerar ku qaaday Kalluumeeysato ka howlgasha magaalada Garacad ee Mudug.

Habeenkii xalay ciidamo katirsan maamulka la baxay Puntland ayaa waxa ay weerar ku qaadeen, kalluumeysato ka howlgasha xeebaha magaalada Garacad ee gobalka Mudug.

Matooro ay lahaayeen kalluumeysatada ayaa la sheegay iney ciidanku qaateen, waxayna kalluumeysato sheegeen in iyagoo lacago canshuur ah laga qaado hadana aysan xurnimo heysan.

Mid kamid ah kalluumeysatada ayaa sheegay, in kalluumeysatada eed ay laheyn dusha loo saarinayo, weerarkii xalayna lagu dhacay matooro ay lahaayeen.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments