Sunday, January 19, 2025
HomeAll NewsShariif Sheekh Axmed oo Sheegay Ineysan Socon Karin Hub ka Dhigista Siyaasiyiinta.

Shariif Sheekh Axmed oo Sheegay Ineysan Socon Karin Hub ka Dhigista Siyaasiyiinta.

Madaxweynihii hore ee Dowladdii Kumeelgaarka Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay ineysan socon karin isku dayada lagu doonayo in hubka looga dhigo siyaasiyiinta, intaba madaxda Dowladda Federaalka ay waardiyeynayana ciidamada Shisheeyaha.

Wuxuu sidoo kale sheegay in haddii Xisbiga madaxweynaha Dowladda Federaalka uu qabto doorasho aaney iyagu la ogoleyn, ay iyaguna dhankooda qabsan doonaan doorasho u gaar ah.

Halkaan ka Degso Warka Shariif Sheekh Axmed

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments