Sunday, January 19, 2025
HomeAll NewsWiil dhalinyaro Soomaali ah oo Lagu Dilay Dalka Koonfurta Suudaan.

Wiil dhalinyaro Soomaali ah oo Lagu Dilay Dalka Koonfurta Suudaan.[DHAGEYSO]

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa dil dalka Koonfurta Suudaan loogu geystay wiil dhalinyaro Soomaali ah, kaas oo ay dileen kooxo burcad ah.

C/raxmaan Cabdishiraye Maxamed ayaa lagu magacaabaa wiilka dhalinyarada ah ee lagu dilay dalka Koonfurta Suudaan, halkaas oo mudooyinkii lasoo dhaafay dhibaatooyin adag ay ku wajahayaan dadka Soomaalida ah.

Sidoo kale waxaa dalka ka socda rabshado xooggan, Safiirka Dowladda Fedaraalka ee Koonfurta Suudaan oo ka qeyb galay aasna wiilka la dilay ayaa sheegay, in ay jiraan dad badan oo dhaawacyo loo geystay xaaladda amni ee waddankaasna ay tahay mid xun.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments