Maxmuud Ceydiid Dirir, wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland ayaa sheegay, in haddii Xasan Sheekh uu ka garaabo khaladkiisa, iyaguna uu baryo, ay soo dhaweynayaan raalligelintiisa.
Dhawaan ayay ahayd markii Xasan Sheekh uu sheegay, inuu diyaar u yahay inuu u safro magaalooyinka Kismaayo iyo Garoowe, uuna soo raalli geliyo Axmed Madoobe iyo SIciid Deni, oo ay ku kala tageen siyaasadda la xiriirta doorashooyinka.