Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa meydka nin 25 jir ah oo la sheegay inuu isku dilay magaalada Kipkelion ee ismaamulka Kericho ee dalka Kenya.
Ninka is dilay ayaa meydkiisa laga helay gurihiisa, waxa uuna xubin ka ahaa mid kamid ah hey’adaha sheegta samafalkaa ee dowladda Kenya.
Waxaa la sheegay in uu isku dilay xarig, in muddo ah kadibna la helay meydkiisa, dowladda Kenya ayaana sheegtay iney baareyso dhacdada.