Friday, January 17, 2025
HomeAll NewsWarbixin: Tiirarka Siyaasadda Arimaha Dibadda Maraykanka ee Afrika.

Warbixin: Tiirarka Siyaasadda Arimaha Dibadda Maraykanka ee Afrika. [Dhagayso]

Qaarada Afrika oo ah mid uu ceegaago khayraadkeed aad ufarabadan ayaa waxaa muddo qarniyo ah ku loolamaya Siyaasadaha gumaystaha, iyadoo qaaradda ka soo gudubtay gumaystayaashii reer galbeedka, ayaa hadana waxay ay udhexeeysaa  gumaystayaal cusub iyo dhiig-miirato la shaqeynayso, iyadoo oo aan kor loo qaadin qofka Afrikaanka ah, ama ugu yaraan la soo afjarin nidaamka addoonsiga iyo dulmiga ku dhisanaa.

Afrikaanku waxa uu leeyahay kaydad iyo hanti ku jirta gunta hoose ee dhulkiisa, taas oo sabab u ah barwaaqada ay ku tamashlaynayaan dalalkii gumaystay, ee boobay khaayraadkiisii, kuwaas oo had iyo jeer ku hadaaqi jiray inay dadku xaq u leeyihiin in ay aayohooda ka tashadaan, laakiinse aan ahayn dhammaan shucuubta oo dhan.

Halkan kala deg Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments