Thursday, January 16, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Katirsan Maamulka Soomaaliland oo Dolwadda Fedaraalka ku Tilmaamay Mid Taagdaran.

Xildhibaan Katirsan Maamulka Soomaaliland oo Dolwadda Fedaraalka ku Tilmaamay Mid Taagdaran.

Xillibaan Guruuje oo kamid ah baarlamaanka maamulka labaxay Somaaliland, ayaa Dowladda Federaalka ku tilmaamay dowladda saxiixa iyo sawirka, oo aaney ka talin meel ka baxsan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Wuxuu sidoo kale xabsi ugu hanjabay madaxweynaha maamulka SSC-Khaatumo ninka lagu magacaabo Firdhiye, isagoo sheegay in horaanba uu ku xirnaan jiray xabsiga Hargeysa, hadana ay muuqato inuu u xiisay xabsigaas, sida uu warka u dhigay.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaan Guruuje

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments