Thursday, January 16, 2025
HomeAll NewsMasuul Katirsan Dowladda Federaalka oo Sheegay inuu Mar Damcay Inuu u Xukuntago...

Masuul Katirsan Dowladda Federaalka oo Sheegay inuu Mar Damcay Inuu u Xukuntago Al-Shabaab.

Gudoomiye kuxigeenka Bankiga dhexe ee Dowladda Federaalka Cali Yaasiin, ayaa sheegay inuu mar go’aansaday inuu cadaalad u doonto maxkmadaha Islaamiga ee ay hirgelisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu sheegay in dhul lagu qabsaday, isaguna uu go’aansaday inuu u xukun tago Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, laakiin ugu dambeyn uu ka cabsaday iney arintaas ogaato Dowladda Federaalka, oo ay shakhsiyadiisa saameyn ku yeelato.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments