Cali Wajiis oo ah lataliyaha madaxweynaha Dowladda Federaalka, kana mid ah wadaadaha u fatwooda ciidamada Shisheeye ee duullaanka ku jooga Soomaaliya, ayaa ciidanka Itoobiya ku tilmaamay iney yihiin kuwa aan duullaan ku ahayn Soomaaliya.
Isagoo difaacaya booqashadii uu dhawaan Xasan Sheekh ku tagay Adis Ababab, oo lasoo bandhigayo isagoo aad u marxabeynaya Abiy Axmed, ayuu sheegay in taasi ay tahay wax caadi ah, in walo la siiyo dowladda Itoobiyana ayba diinta Islaamka qabto.