Qaar kamid ah dadkii ay guryahooda ka burburisay Dowladda Fedaraalka ayaa wajahaya Xaalado adag oo dhanka nolosha ah iyo Hooy la’aan.
dad gaaraya 250 qoys oo ay Dowladda Fedaraalku horay uga barakicisay xaafadda Macallin Nuur ee magaalada Muqdisho, ayaa haatan kaam ku yaalla degmada Kaxda waxay ku wajahayaan daruufo nololeed oo kala duwan.
Xasan Sheekh ayey sheegeen inuu barakiciyay islamarkaana uusan siin meel kale oo ay degaan.