Wednesday, January 15, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo ku Baaqay in Dib u Eegis Lagu Sameeyo...

Daahir Amiin Jeesow oo ku Baaqay in Dib u Eegis Lagu Sameeyo Caafimaadka Xasan Sheekh.

Daahir Amiin Jeesow, ayaa nin waalan iyo damiin siyaasadeed ku tilmaamay Xasan Sheekh Maxmuud, madaxweynaha Dowladda Federaalka.

Wuxuu soo jeediyay in baaritaan caafimaad lagu sameeyo madaxweynaha Dowladda, si loo hubsado xaaladiiisa caafimaad, isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay in Xasan Sheekh uu ka dego dalkii uu maalmo kahor ku tilmaamayay cadow.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments