Wednesday, January 15, 2025
HomeAll NewsDad Badan oo Wali Lagu La'yahay Dalka Kenya Sababo la Xiriira Afduubka.

Dad Badan oo Wali Lagu La’yahay Dalka Kenya Sababo la Xiriira Afduubka.[DHAGEYSO]

Dad badan oo dhashay Wadanka Kenya ayaa la la’yahay sababo la xirira afduubka kusii badanaya wadankaasi.

Guddii ka shaqeeya waxa loogu yeero xuquuqda Aadanaha oo ka howlgala gudah Kenaya, ayaa sheegay in tan iyo bishii lixaad ee sanadkii hore ay diiwaan geliyeen 85 dhacdo oo afduub ah.

Wuxuu kaloo sheegay in tan iyo xilligaasi la la’yahay 25 ruux oo Kenyaan ah.

Halkaan ka Degso Warka Afduubka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments