Dowladda Ruushka ayaa sii ballaarineysa awoodeeda milliteriga, xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka kala dhexeeya dowladaha reer galbeedka oo uu Maraykanku ugu horeeyo, guulna aaney weli ka gaarin dagaalka ay kaga jirto Ukraine.
Halkan kala deg Warbixin- Ruushka iyo dagaalka saddexaad ee Adduunka