Monday, November 18, 2024
HomeWarka GudahaXillibaan La Weeraray Gurigiisa oo ku Yaala Baladweyn oo Saxaafadda La Hadlay.

Xillibaan La Weeraray Gurigiisa oo ku Yaala Baladweyn oo Saxaafadda La Hadlay.

Muddo hadda la joogo 2 habeen ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay weerar ku qaadeen, hoyga uu magaalada Baladweyne ka dagan yahay Xildhibaan lagu magacaabo Maxamed Cabdullahi Buraale.

Ciidanka ayaa doonayay iney gacanta kusoo dhigaan Cabdullahi Cabdiraxmaan Aadan Cabdullahi Ganey oo ah ninka sheegtay inuu yahay madaxweynaha maamulka isku magacaabay Hiiraan State.

Xildhibaan Buraale oo dalka dibaddiisa ku sugan ayaa sheegay, in ciidamo ay guryo badan oo uu kiisa kamid yahay isku mareen, isagoo tilmaamay inuu maxkamad la tiigsan doono.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments