Gudoomiyaha goobolka Banaadir ee Dolwadda Fedaraalka ayaa kadib kulan uu la qaatay safiirka Taliyaaniga ufadhiya Soomaaliya wuxuu ka codsaday, iney dib udhistaan dhismayaashii xillii ay wadanka xoogga ku heysteen ka dhiseen Muqdisho.
Hadalkan waxaa gudoomiyaha gobolka Banaadir uga horreeyay Xasan Sheekh Madaxwaynaha Dowladda Fedaraalka oo kol hore sidan oo kale taliyaaniga ugu yeeray iney dhistaan dhismayaasha ay sida gumeysiga ah uga dhiseen wadanka, waxaana la yaab leh iney ku tilmaamayaan dowlad wadanka dhinaceeda kale.
Hadalkaasi waxay Dowladda Fedaraalki Talyaaniga uga dooneysaa iney wax uga hesho, iyadoo ku bedelaneysa iney dhulkeyna siiso.