Sunday, January 12, 2025
HomeAll NewsDhalinyarada Mootada ka Xeysa ee Muqdisho oo Dhibane u ah Dowladda Fedaraalka.

Dhalinyarada Mootada ka Xeysa ee Muqdisho oo Dhibane u ah Dowladda Fedaraalka.

Dhalinyarada ka xeysa mootooyiinka si gaar ah mooto Feykoomta ayaa waxa ay sheegeen, in dhibaatooyin aan xad laheyn ay kala kulmayaan Dowladda Fedaraalka.

Waxa ay tilmaameen in maalinba mashruuc horleh lagu soo rogo, lacaggo fara badanna laga qaado, saasoo ay tahayna ay la kulmayaan dhibaatooyin joogta ahh.

Waxa ay tilmaameen in lagu qasbay iney gashtaan koofi ay sheeggeen iney kasoo bixiyeen 40$, markii ay sidaas sameeynna laa jajabiyay koofiyada, xadgudubyo kalana loo geystay.

Halkaan ka Degso Warka Mootooleyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments