Gobalka Jubada-hoose qeybaha ay ku sugan yihiin Shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka waxa ay kamid yihhiin, meelaha ay ka socoto xaalufinta dhirta.
Tani ayaa saameyn adag ku yeelatay dadka iyo duunyada, iyadoo sidoo kale aga dhhaxlay dhibaatooyin kale.
Qaar kamid dadka ku dhaqan degmada Dhoobley ayaa waxa ay ka hadleen, dhibaatada ay ku heyso xaalufinta dhirta ee ka socotaa halkaas.