Sunday, January 12, 2025
HomeAll NewsWaalidiinta Wiil ay Dileen Ciidamada Dowladda Fedaraalka oo Cadaalad Dalbanaya.

Waalidiinta Wiil ay Dileen Ciidamada Dowladda Fedaraalka oo Cadaalad Dalbanaya.

Waalidiinta wiil dhalinyaro ah oo ay askar katirsan Dowladda Fedaraalka ku dileen magaalada Muqdisho ayaa sheegsay ineysan illaa iyo hadda helin wax cadaalad ah.

10 maalmood kahor ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay maggaalada Muqdisho ku dileen, wiil dhalinyaro 17 jir ah oo kamid ahhaa dhalinyarada ku nool magaaladaas.

Waalidiinta dhalay wiilka la dilay ayaa waxa ay shheegeen, in illaa iyo iminka aysan helin wax cadaalad ah, arrinta yaabka lehna ay tahay in meydkiisa loo diiwaan galiyay inuusan ehel laheyn.

Halkaan ka Degso Warka Waalidiinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments