Qaar kamid ah deegaannada hoostaga Jowhar iyo Balcad oo kawada tirsan gobalka Sh-dhexe ayaa waxaa laga soo sheegayaa, in ay aad uga sii yaraanayaan wax soo saarka dalagga.
Fatahaadaha uu sameeyo wabiga Shabeelle ayaa kamid an waxyaabaha sababay hoos udhaca ku yimid wax soo saarkii beeraha ee gobalkaas.
Qaar kamid ah gudoomiyayaasha deegaannadaas ayaa waxa ay sheegeen, in wax gargaar ah aysan ka helin Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Hirshabeelle.