Dowladda Fedaraalka ayaa billowday in dhulaalkii ku yiilay xaafadihii ay burburisay dib uga iibsato ganacsato dhiig miirato ah oo iyada la shaqeysta.
Qaar kamid ah qoysaskii laga barakiciyay dhul ay kamid tahay xaafaddii jaamacadaha, ayaa warbaahinta la hadlay iyagoo ka cabanaya Dowladda Fedaraalka, waxayna sheegeen in iyagoo dhulkooda loo goo gooynayo ganacato.
Waxay tilmaameen iney iyaguna wali la’aan yihiin meel ay ka galaan qorraxda iyo dhaxanta, maadaama guryahooda la burburiyay.