Maamulka islaamiga ah ee gobalka Sh-hoose ayaa soo bandhigay, askari katirsan Dowladda Fedaraalka oo isku soo dhiibay maamulkaas.
Askariga ayaa ka warbixiyay mudadii uu ciidankaasi ku jiray, iyo qaabka loosoo dhaweeyay, isagoo baaq udiray ciidankii uu ka yimid.
Halkaan ka Degso Warka Askariga