Saturday, January 11, 2025
HomeAll NewsWaraabe Dad ku Dhaawacay Deegaan Katirsan Dhulka Soomaali-galbeed.

Waraabe Dad ku Dhaawacay Deegaan Katirsan Dhulka Soomaali-galbeed.

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa waraabe weerar ku qaaday, 2 wiil oo ku sugnaa deegaan katirsan dhulka Soomaali-galbeed ee ku hoos jira gumeysiga Xabashida Itoobiya.

Waraabaha ayaa labadaal wiil waxa uu ku weeraray deegaan lagu magacaabo Dhagaxyo Caddo oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee dhulka Soomaali-galbeed.

Labada wiil ee uu Waraabuhu dhaawacay ayaa lagu kala magacaabaa ashiir Maxamed Ismaaciil Xariir oo 16 jir ah, iyo wiil 14 jir ah oo isna lagu magacaabo Rooble Maxamed Xuseen.

Halkaan ka Degso Warka Waraabaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments