Darawallada iyo milkiilayaasha gaadiidka iska rogayaasha ah ee ka howlgala magaalada Berbera ayaa waxa ay cabasho ka yihiin, dhibaatooyin ay sheegeen iney kala kulmayaan maamulka la baxay Soomaaliland.
Waxa ay sheegeen in lacago xad dhaaf ah uu kusoo rogay maamulka, taasna aysan xamali karin, horayna lacago looga qaadi jiray kiwaas oo aan waxba loogu qaban.