Waxaa sii kordhay khasaaraha nafeed iyo mid hantiyeed ee uu dadka Ameerikaanka ah ugeystay dabkii dhawaan ka dhashay dabesha ee ka kacay keymaha magaalada Los Angeles ee gobolka Kaliforniya.
halkan hoose ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyay ee dabkaasi laga helayo.