Maamulka la baxay Puntlanad ayaa Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay ee ay lunsatay dhaqaalo badan oo kamid ah qeybtii ay shisheeyuhu ugu soo dhiibeen Dowladda Fedaraalka maamulkaasi.
Wasiirka beeraha ee maamulkaasi, Maxamad Doonyaale ayaa isagoo ka jawaabayay mar wax laga waydiiyay arrimaahaasi wuxuu wasaaradda beeraha ee Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay, iney lunsatay labo Caf oo oo uu ku magacaawnaa maamulkooda.
Wuxuu sido kale Dowladda Fedaraalka guud ahaanteeda ku tilmaamay mid isbaareystay kaalmadii ay ka helayeen shisheeyaha Caalamka.