Friday, January 10, 2025
HomeAll NewsGanacsato Soomaali ah oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika.

Ganacsato Soomaali ah oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika.[DHAGEYSO]

Burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ayaa waxa ay gudaha dalkaasi dil iyo dhaawac ugu geysteen, 2 ruux oo kamid ah ganacsatada Soomaalida ee ku nool Koonfur Afrika.

Burcadda ayaa weerar ku qaaday 2 dhalinyaro ah oo kamid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, iyagoo midkood dilay kan kalana dhaawac ugeystay.

Gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika ayay burcaddu ku dishay Saadaq Axmed Xasan, iyagoo sidoo kale dhaawacay axamed Daahir oo ganacsadaha la dilay ay hal meel wada joogeen.

Halkaan ka Degso Warka Koonfur Afrika

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments