Xukuumadda Fedaraalka ayaa ku dhawaaqday in doorasho dadban aysan dib dambe u qaban doonin, dadka rerjada ka qaba iney soo laabatana ay arrintaasi meel iska dhigaan.
Ra’iisulwasaaraha Dowladda Fedaraalka Xamze Cabadi Barre oo dhawaan ka hadlyay meel fagaare ah ayaa isagoo uduur xulaya xubnaha iyaga katirsan ee doonaya doorashada dadban oo ay ugu horreeyaan Axamad Madoobe iyo Siciid Deni sheegay, inaan rejo laga qabin iney doorasho dadban iney dib uqabtaan.
Wuxuu intaasi ku daray iney horay doorashooyinkii udhacay ay isku laayeen islamarkaana jiritaanka Dowladda Fedaraalka uu halis galay.