Friday, January 10, 2025
HomeAll NewsThaabit Cabdi: Siyaasadda Arimaha Dibadda Dowladda Federaalka Way Jahwareesantahay.

Thaabit Cabdi: Siyaasadda Arimaha Dibadda Dowladda Federaalka Way Jahwareesantahay.

Thaabit Cabdi Maxmed, oo ah gudoomiyihii hore maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Federaalka, ayaa tilmaamay in siyaasadda arimaha dibadda ee Dowladda Federaalka ay jahwareersantahay.

Wuxuu sheegay in dowladaha Shisheeye ee taageera duullaanka Soomaaliya, ay joogaan xaalad niyad jab ah, intan kabadanna aaney sii wadi karin taageerada ay ku bixinayaan duullaanka Shisheeyaha.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments