Dalka Masar waxa uu kamid yahay dalalka carbeed ee ay ka jiraan maamullada keligii taliska ah, aadkana loogu dhibaateeyo dadka Muslimiinta, waxaana sanadkii lasoo dhaafay xabsiyada dalkaas ku dhintay inkabadan 50 ruux.
Inkabadan 50 Ruux oo Ku Geeriyootay Xabsiyada Dalka Masar Sanadkii Tagay ee 2024-ka.
RELATED ARTICLES