Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo ah dhaqtar iyo aqoonyahan ka faallooda arrimaha siyaasadda, ayaa wareysi ay la yeelatay idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan wuxuu kaga warramay, dhacdooyinkii waa weynaa ee Dunida ka dhacay sanadihii u dambeeyay, isagoo mid waliba is dultaag ku sameeyay.
Muxuu Sanadkan Dhamaadka ah ugu Qiimeysan Yahay Caalamka iyo Dowladda Fedaraalka.? [Wareysi]
RELATED ARTICLES