Wednesday, January 8, 2025
HomeAll NewsCiidankii ka Firxaday Deegaanka Raaskambooni oo Caqabad ku Noqday Dadka ku Dhaqan...

Ciidankii ka Firxaday Deegaanka Raaskambooni oo Caqabad ku Noqday Dadka ku Dhaqan Xuduudda.

Shacabka degaanka Ishaakaaniayaa ka cabanaya ku dhawaad ku askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka kuwaasoo ka baxsaday dagaalkii ka dhacay degaanka Raas-Kambooni.

Degaanka Ishaakaani ee gobolka Lamu oo kamid ah dhulalka Muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku heysto, ayaa waxaa labo todobaad kahor gaaray ciidamadii Dowladda Fedaraalka ee ka firxaday dagaalkii Raas-Kambooni, islamarkaana isku dhiibay dowladda Kenya.

Ciidankan oo tiradooda marba si yaabo kala duwan loo sheegayay, ayaa waxaa hooy looga dhigay degaanka Ishaakaani, waxayna degaanka kusoo kordhiyeen dhibaatooyin ay ugu horretyso nadaafad darro.

Dadka shacabka ah ee ku dhaqan degaank ayaa sheegay in ciidankan burburiyeen Musqulo iyo goobo waxbarasho, degaankuna ku dhow yahay inuu cudurka daacuunka ka dillaaco.

Halkaan ka Degso Warka Askarta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments